Ogaysiis: Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Pro. Cali Khaliif Galaydh oo Barri kusoo Beegan Dalka Jarmalka. | Haldoor News
Haldoornews.com
Ogaysiis: Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Pro. Cali Khaliif Galaydh oo Barri kusoo Beegan Dalka Jarmalka.
February 12, 2018 - Written by admin

cali khaliif iyo faysalWaxaa la Ogaysiinayaa Jaalliyada Somaliland ee Dhaqan Dalka Jarmalka inay Magaalada Frankfurt Kusoo Fool leeyihiin Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Pro. Cali Khaliif Galaydh malinta Salaasada ah ee 13.02.2018 abaaro 18:00 Fiidnimo Halkaasi oo ay ka soo dagi doonaan Frankfurt Flughafen.
Waxaa lagu Wargalinayaa Cidii Rabta inay ka Qayb Gasho Soo Dhawaynta Masuuliyiintan inay Saacad ka hor Diyaar ku ahaadaan Madaarka Caalamiga ah ee Frankfurt international Airport

Wixii Faahfaahina ee intaa dheer ee faahfaahina ee intaa Dheer kala Xidhiidh

004915202027118 Amb. Abdifatah Osman

004915208378183 Gud. Colaad Ahmed

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka