Hambalyo Meher Wacan: Abdifatah Abdillahi (Nafaqo) Iyo Marwadiisa Naima Ahmed Khayre oo Meherkooda uu Ka Dhacay Magaalada Munich | Haldoor News
Haldoornews.com
Hambalyo Meher Wacan: Abdifatah Abdillahi (Nafaqo) Iyo Marwadiisa Naima Ahmed Khayre oo Meherkooda uu Ka Dhacay Magaalada Munich
February 4, 2018 - Written by admin

Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Haldoornews Waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah udirayaan Meherka: Mudane Abdifatax Abdilahi (Nafaqo) Iyo Marwadiisa Naima Ahmed Khayre oo Meherkooda uu Ka Dhacay Magaalada Munich ee Dalka Jarmalka Noqda Reerkii Lagu nastee lagu Nagado….wada jiree nabad gala, Rabbi Ha Isu Kiin Barakeeyo Aamiin.

nafaqo iyo naciima27750477_1496357330462411_4000596252875048133_n

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka