Daawo Hambalyada Meherka: Abdifatah Qasim iyo Shamso Ahmed oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Kassel Germany. | Haldoor News
Haldoornews.com
Daawo Hambalyada Meherka: Abdifatah Qasim iyo Shamso Ahmed oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Kassel Germany.
January 14, 2018 - Written by admin

Dhamaan Dhalinyarada Somaliyeed ee ku Dhaqan Magaalada Kassel ee Dalka jarmalka waxay Hambalyo kal iyo Laab ah udirayaan Meherka: Abdifatah Qasim iyo Shamso Ahmed oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Kassel Germany.
Waxaanay leeyihiin Noqda Labadii isku Waara ubad Khayr qabana Kala Hela, Aamiin.

485A0248 485A0267 485A0270 485A0273 485A0280 485A0281 485A0292 485A0338

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka