Haldoornews.com
Daawo Degdeg: Xildhibaan Kashifay Ceebaha Musuqmaamuq ee Dul Hoganaya Maayarka Gabiley+ Fadeexada ka Taagan lacago La Siiyo Hay’addo iyo Cid Gaar ah.

Gabiley (Haldoornews)-Xildhibaan Maxamed Amin Cali Oo Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Markii Ugu horaysay Kashifay Hababka Musuq-maasuq Ee Maayarka Degmada Gabiley U lunsado Mashaariico faro Badan oo ku Jiray Miisaaniyadii hore iyo Sidoo kale sida uu u caadaystay wax isdaba marin dakhliga dawlada hoose.
Dhanka kale Xildhibaanka ayaa bulshada reer Gabiley u iftiimay sidii loo ansixiyay miisaaniyadii 2018-ka oo ka doodisteeda lagu soo gabo gabeeyay mudo hal maalin wuxuu ku tilmaamay in ay ahayd mid afduuban

COMMENTS
Wararka