Haldoornews.com
Bahda Haldoronews Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Wasiirkii hore ee Warshadaha Shucayb Maxamed Muuse oo Aabihii ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.
December 30, 2017 - Written by admin

tacsiInnaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Waxaan Tacsi Tiiraanyo leh udiraynaa Wasiirkii Hore ee Warshadaha Shucayb Maxamed Muuse iyo Dhamaan Qoyska Ree Maxamed Muuse Bookh oo aanu ka Tacsiyeynayno Geerida ku timi Aabohood Marxmuum Maxamed Muuse Bookh, illaahay Naxariistii janno haka Waraabiyo Dhamaanteenada Samir iyo Iimaan Saadiqa Ha inaga Wada Siiyo.. Aamiin Aamiin.

Mustafe Future

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Wararka