Haldoornews.com
Daawo Sawirrada: Munaasabad Lagu Maamuusay Madaxwaynaha Somaliland iyo Ku Xigeenkiisa oo Lagu Qabtay Dalka Holland.
December 25, 2017 - Written by admin

Den-Haag (Haldoornews)- Munaasabad Balaadhan oo lagu Soo Dhawaynayay isla markaana Lagu Maamuusayo Madaxwaynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Ku Xigeenkiisa Mudane C/raxmaan C/laahi ismaaciil Saylici laguna Sii Sagootinayey Madaxwaynihii Hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa lagu Qabtay Magaalada Den Haag ee Dalka Holland.
Munaasabadaasi oo ay ka Soo qayb galeen Wakiilka Somaliland ee Dalka Holland, Hogaan Xisbiga Kulmiye ee Laanta Holland, Xunbaha Kala Duwan ee Jaalliyada Somaliland ee Dalka Holland iyo Fanaaniinta Reer Somaliland ee Ku Dhaqan Dalka Holland.
Munaasabadaasi oo Masuuliyiintii kasoo Qayb galay Ku Hambalyeeyeen Shacabka Somaliland Guushii ay ka Gaadheen Doorashooyinkii Dalka ka Ka Qabsoomay iyaga oo Illaahay uga Baryey Madaxwaynaha Cusub iyo Ku Xigeenkiisa in Illaahay Xilka Qaranka Ku Asturo.

Waxaanay sidoo kale Duco iyo Hambalyo Udireen Madaxwaynihii Hore ee Somaliland ee Suuro galiyey Doorashooyinkii iyo Isbadalkii Marlabaad Xisbiga Kulmiye ku Hantay Tallada Dalka Somaliland.

La Soco Muuqaalka Munaasabada iyo Heesaha Madasha lagu soo Bandhigay

485A0064 485A0066 485A0067 485A0069 485A0070 485A0073 485A0087 485A0089 485A0090 485A0091 485A0092 485A0093 485A0103 485A0105 485A0108 485A0111 485A0114 485A0116 485A0119 485A0121 485A0124 485A0132 485A0137 485A0138 485A0139 485A0141 485A0145 485A0148 485A0158 485A0159 485A0161  485A0163 485A0169  485A0181 485A0183 485A0187 485A0188 485A0190 485A0191 485A0203 485A0214

Mustafe Future

Haldoornews

Dan Haag/Netherlands

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews