Haldoornews.com
Degdeg: Agaasimihii Warbaahinta Haldoornews Wariye Jimcaale Dayib oo 24 Cisho u Xidhnaa Maayarka Gabiley oo Goor Dhaw Maxkamada La Keenayo.
December 24, 2017 - Written by admin

Jimcaale Dayib Cali

Hargeisa (Haldoornews)-Maxkamada Gobolka Gabiley ayaa goor dhaw La Filayaa horkeeno Agaasimihii Haldoornews Wariye Jimcaale Dayib Cali oo 24 Maalmood Xabsi ugu jiray Maayarka Gabiley kaasi oo loo Diiday in Damaanad uu lagu Sii Daayo inta Kiiska lagu eedeeyey Cadaymihiisa Maxkamada La keenayo muddadaasi.

Wariyaha ayaa Lagu Qabtay isaga oo Safar gaar ah ku Maraya Gudaha Magaalada Gabiley kaasi oo Boolisku Awood u Isticmaalay Xadhigiisa isla markiibana loo Gudbiyey Jeelka Wayn ee Magaaladaasi oo Muddo ku Xidhnaa.

Sidoo kale Wariye Jimcaale Dayib Cali ayaa eediisa lagu Sheegay Tuhun ah in uu ka mid yahay Maamulka Shabakad uu Cabasho ka muujiyey Maayarka Gabiley Wararkeeda.

Xadhiga Wariyahan oo aan Loo Marin Dariiq Sharci ayaa Xabsi ugu jiray 24 maalmood maayarka Gabiley Maxamed-Amiin Cumar Cabdi kaasi oo ka Dhago adaygay Baaqyadii Ururka Suxufiyiinta iyo Hay’adaha Xuquuqal insaanka oo Dhawr jeer ugu Yimi magaalada si ay uga Furdaamiyaan Wariyaha uu ku Xidhay Magaalada.

Wariye Jimcaale Dayib Cali ayaa Hore udiiday in Saxeexo Heshiis Cabudhin ah oo Maayarka Gabiley kula Jiro Warbaahita Qaarkeed kaasi oo Nuxurkiisu ahaa inaan Wax dhaliil ah iyo Cid ka Cabanaysa laga Baahin Karin, Xadhiga Wakhtigan ayaa u eeg inuu ku Tacaluqo Arimahaasi oo Maayarku kaga Aargoosanayo Wariyaha Xabsiga Maadaama oo u Hogaansami Waayay Dalbkiisii.
Waxaa Laga Dhursugayaa Garsoorka iyo Cadaalada Somaliland inay Maanta Si Cadaalad ah isugu dhagaystaan Eedaha Maayarka iyo Wariye Jimcaale Dayib Cali oo ah Eedaysanaha la Filayo in Goordhaw Sharciga La horkeeno.

Haldoornews.com
Hargeisa Office

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews