Haldoornews.com
Agaasime waaxeed ka guri qurux badan wasiirka dalkeena laga helaa
December 17, 2017 - Written by admin

barkhMarba arrinta cusub ayaa la falanqeeyaa oo laga doodda, maalmahan dooddu waxay taagan tahay golaha cusub ee madaxweynaha cusub usoo xushay, waxay ahayd madal lagu caweeyo waxaan la fadhiistay dhalinyaro aqoonyahano ah oo ka sheekaynayey wasiiradan cusub, nin waliba hebelka uu yaqaanay ayuu badka soo dhigay oo uu aqoontiisa, waayo aragnimadiisa iyo taariikhdiisa ka falanqaynayey, qaarna waa la soo dhoweynayey oo waxay lahaayeen hebel wuu asiibay madaxweynuhu, qaar kalena way dhaliilayeen, xubnaha aadka loo soo dhoweeyey waxa kamid ah wasiirka arrimaha gudaha, wasiirka Xanaanadda xoolaha, wasiirka Isgaadhsiinta, wasiirka warfaafinta, wasiirka Qorsheynta iyo xubno kale.
haseyeeshee waxa isoo jiitay oo aan jeclaaday inaan dadka la wadaago wiil sidan ku dooday “ hebel wuxuu ahaan jirey agaasime waaxeed wuxuuna ka guri qurux badnaa wasiir ay jaar yihiin oo isna markaa wasiir ahaa, ka dibna wasiirkii ayey eheladiisii la yaabeen oo ay ku yidhaahdeen inankii yaraa ee agaasime waaxeedka ahaa ayaa ka guri weyn adiguna gurigan yar baad ku qanacsan tahay”.
Calashaan wasiirkaasi aad buu isku dhowrayey oo uu is ilaalinayey hadii uu hal guri ka dhistay xoolihii umadda ee uu hayey,laakiin marku arko agaasimo waaxeed guryo dhisanaya soo isna magaalooyin dhisan maayo ilayn hadii kale waa lagu caayi oo la odhan doonnaa intii uu xukuumada ku jiray waxba kama tabcan oo waa nin jilicsan, inta uu jileec ka cararayo ayuu hanti badan ka urursanayaa, dadkaana ugu wacan.

 

Barkhadladiif Omar

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews