Daawo: Sheekh Aadam-Siiro Oo Ku Baaqay Isu Soo Baxyo Lagu Tageerayo Muslimiinta Qudus.

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheikh Adansiiro) Ayaa khudbadii Jimcaha kaga Hadlay Arinta QUDUS taasi oo uu kawaramay Taariikh Ahaan isagoo muslimiinta ugu baaqay in ay isku soo baxyo lagu diidan yahay  dhawaaqa madaxda Maraykanka iyo Yuhuuda .

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

Leave a Reply

Your email address will not be published.