Haldoornews.com
Doorashadii ka Qabsoontay Somaliland oo Indhaha Beesha Caalamka Soo jiidatay,Saamaynta ay ku   Reebtay Bulshada Dhaxdeeda.
November 22, 2017 - Written by admin

vvvDoodarashdii ka qaboontay Somaliland 13-11-2017 ayaa ahayd mid soo jiidatay beesha caalamka iyo wadamada aan  jaanka nahay ee mandaqada keeska Africa ee ay Somaliland ku taalo,doorashadan oo aan  hore looga qaban  nooceeda oo kale qaarada africa iyo somalilandba.

Hadaba doorashadii quruxda badnayd ee soo jiidatay beesha caalamka iyo wadamada aan jaarka nahay ayaa noqotay mid,ay aad ugu kala fogaadaan saaxiibo inbadan soo wada noolaa oo ku kala tagay tartankii xammaadaysnaa ee olalaha doorashadii dalka ka baqsoontay.

Doorashadan oo ka duwanayd doorashooyinkii hore ee ka qabsoomay Somaliland ayaa,ahayd mid farxad galisay beesha caalamaka iyo wadamada aan jaarkanahay,halaka ay kala qaybisay dadka iyo dalka Somaliland .

Madax-waynaha xilka kasiidagaya Mudane Axmad Maxamad Maxamooud (siilaanyo)waxa uu dalka kala wareegay Madax-waynihii ka horeeyay Mudane Dahir Rayaale Kahin Dad iyo Dal midaysan oo aanay kala qaybin tartankii siyaasadeed ee olalahii lagugalay doorashadii ka dhacday dalka sanadkii 2010.

Hadaba  Madax-waynaha cusub ee ladooratay Mudana Muuse Biixi Cabdi ee dhawaan xilka kala wareegaya Max-waynaha wakhtigisii dhamaaday Mudane Axmad Maxamad Maxamuud (Siilaanyo) ayaa lawareeyaga Dad iyo Dal ay kala qaybisay siyaasadii lagu galay olalaha doorashada madaxtinamada .

Waxaana uu la kawsanayaa Madax-waynaha cusub ee  ladooratay Dal Dad kiisu  ku kala qaybsanyahay siyaasada  iyo dal dhaqaalihisu curyaamay,saameeyayna  sixir barar maraya heer kii ugu sareeyay ee uu gaadho abid Somaliland,iyo saaxiibo walaala ahaa oo ay kala qaybisay qabyaaladii  ka dhalatay tartankii doorashadii aan soo dhaafnay.

Waxaana  loo gafadhiyaa Madax-waynaha cusub ee la dooratay Mudane Muuse Biixi Cabdi sidii uu u midaynlahaa beelaha walaalaha ah ee ay kala qaybisay qabyaaladii foosha xumayd ee ka dhalatay tartankii olalaha doorashada ka qabsoontay dalka.

Madax-waynaha ceusub ee dhawaanta xilka lawareegaya aya ah mid ay caqabado badni ku gadaamanyihiin oo ay keentay doorashadii xiisaha iyo xamaadasalahayd ,hadaba waxaa dhamaan shacabka reer somalilan  gudo iyi dibadba loo ga fadhiyaa sidii ay ula shaqaynlahaayeen Madax-waynaha cusub Muuse Biixi Cabdi.

Waxaana loo gabaahanyahay  madax-waynaha cusub ee xilka kala wareegi doona mawax-waynaha xilkiisu dhamaaday 21-12-2017  sidii u u xoojinlahaa midnimada iyo walaalnimada shacabka reer Somaliland, uuna meesha uga saarilahaa xanaftii ay dhalisay tartankii olalihii doorashadii aan ka soo gudubnay.

Waxaana laga sugayaa Madax-wayne Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Cabdirahman Ismaaciil Saylici sidii ay u soo dhisilahaayeen  xukumad  tiro yar oo tayoleh oo ku dhisan sinaan iyo cadaalad ayna u simanyihiin dhamaan  shacab waynaha reer Somaliland  Bari iyo Galbeeg, Koon fur iyo Woqooyi.

Madax- waynaha aan dooranay waxaa horyaala caqabado badan oo ay kamidyihiin dhaqaalaha dalka ee curyaamay ,sixirbararka saameeyay guud ahaan shacabka reer Somaliland, hadaba si uu caqabadahaa aafada ah uga dabaasho madaxwayna Biixi uma baahna canaan iyo cay ee waxa uu inooga baahanyahay duco iyo dhiirigalin .

Waxaanan ilaahay inooga baryayaa inuu inoo noqdo Madax-wayne Diintiisa Dadkiisa iyo dalkiisa dacad u ah wabilaahi tawfiiq

 

Abdirahman Adan Madar (Abdirahman Joco)

Cabdirahman7up@gmil.com

 

 

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews