Haldoornews.com
War deg deg ah: Komishanka Doorashooyinka oo si Rasmi ah u Shaaciyey in Musharxiinta Kulmiye ay ku Guulaysteen Doorashadii Madaxtooyada Somaliland
November 21, 2017 - Written by admin

kulmiy newsHargeysa(Haldoornews)- Munaasibada Qiimo badan oo lagu Qabtay Xarunta Komishanka Doorashooyinka somaliland taas oo lagu shaacinayey Musharixiinta ku Guulaysatay Doorashadii ka dhacday 13 Bisha November.

ayaa Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka oo isagu Hadal ka jeediyey Munaasibadan waxa uu shaaciyey in doorashadii dhacday ay u dhacday si xor iyo xalaal ah isla markaana ay ka ilaaliyeen wax musuq maasuq iyo laaluusha .

waxaana uu yidhi

“Doorashada madaxtooyadda somaliland ee dhacday bishan aynu ku jirno ee 13kii bisha november waxa ku guulaystay Mudane Muuse Biixi cabdi iyo ku xigeenkiisa cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici oo ku tartamayay xisbiga Kulmiye” ayuu yidhi Cabdiqaadir Iimaan warsame oo ah guddoomiyaha Guddoomiyaha Gudida doorashooyinka somaliland.
waxa aanu cadaynaynaa hadii aanu nahay gudida doorashooyinka somaliland in mudane Muuse biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Saylici ay yihiin madaxweynaha cusub iyo madaxweyne ku xigeenka somaliland” ayuu intaasi sii raaciyay guddoomiyaha gudida doorashooyinka somaliland

waxaanay codadka kala heleen xisbiyaddu sidan soo socota

Xisbiga UCID: 23,141 COD     4.17%

XISBIGA KULMIYE: 305,909    55.19%

XISBIGA WADANI: 226,092      40.73%

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews