Haldoornews.com
Daawo:Doorashadii Somaaliland Oo Ku Soo Dhamaatay Si Nabad ah iyo Natiijooyin Hordhac ah oo Soo Baxaya
November 13, 2017 - Written by admin

weriyeyaal Xogagaal ah, kormeerayaal xisbiyada ka tirsan iyo goobjoogayaal kale waxa la qiyaasayaa ama leeyahay waa loogu kala horeeyaa sida.

GOBOLADDA IYO SIDA LOOGU KALA HOREEYO
———————————————–
GOBOLKA AWDAL: ilaa hadda sida la qiyaasayo waxaa ku horeeya oo kaalinta koobaad ku hogaaminaya codaynta socota Xisbiga Wadani oo 15% la leeyahay kulmiye ayuu kaga horeeyaa, Kaalinta labaad KULMIYE ta sadexaadna UCID

GOBOLKA MAROODI JEEX: ilaa hadda xogaha aan helay ee maqiyaaska xogogaalka ah waxaa kaalinta koobaad ku hogaaminaya doorashada ilaa hadda Xisbiga KULMIYE oo 18% la leeyahay wuxuu kaga horeeyaa WADDANI oo kaalinta labaad ah iyo UCID oo kaalinta Sadexaad ah.

GOBOLKA SAAXIL: xogaha aan helayaa waxay ii sheegayaan in xisbiga KULMIYE 35% uu ku hogaaminayo codaynta weli socota, WADDANI ayaa kaalinta labaad ah sadexaadna UCID

TOGDHEER: gobolka togdheer oo la sheegayo in wax yar la kala horeeyo 16% ayuu xisbiga KULMIYE ku hogaaminayaa, kaalinta labaad waa isla WADDANI ta sadexaadna UCID.

GOBOLKA SOOL: gobolka sool oo ay codka ugu badan leedahay SARAARI waxaa 30% ku hogaaminaya xisbiga KULMIYE kaalinta labaad waa WADDANI ta sadexaadna UCID.

GOBOLKA SANAAG: waa gobolka aadka la iskugu dhowyahay se warar aan ka helayo degmooyinka codaynta iyo xogogaal baddan oo aan u ahay ayaa sheegaya in XISBIGA KULMIYE 9% uu ku hogaaminayo ilaa hadda codaynta. xisbiga WADDANI ayaa kaalinta labaad ah, UCID meelna sanaag lagagama sheegin weli.

====SHAXDA QIYAASTA AH EE ILAA HADDA====

GOBOLKA — UCID——–WADDANI——KULMIYE
awdal 3% 59% 38%
Maroodijeex 14% 38% 48%
Togdheer 8% 47% 45%
Sool 16% 30% 54%
Sanaag 7% 45% 48%
Saaxil 5% 32% 63%
———————————————————-
`TOTAL KA GUUD EE DOORASHADA INTA HADA CODAYSAY
———————————————————–
UCID: 10%
WADDANI: 41%
KULMIYE: 49%

FG1: ma aha natiijadii guud balse waa qiyaasta sida loo kalo horeeyo balse maaha natiijada Rasmiga ah

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews