Haldoornews.com
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Tacsi u diray taageerayaal shalay isu soo biixii kulmiye ku geeriyootay.
November 10, 2017 - Written by admin

Muuse-biixiGudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Tacsi u diray taageerayaal shalay isu soo biixii kulmiye ku geeriyootay.

 

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

   09 November 2017

TACSI GUDDOOMIYE

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada, taageerayaasha xisbiga iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdifataax Maxamed Baaruud oo ku geeriyooday shil baabuur magaalada Hargeysa maanta oo taariikhdu tahay 09/11/2017.

 

Marxuum Cabdifataax Maxamed Baaruud oo ka mid ahaa taageerayaashii xisbiga KULMIYE ee ka qaybgalay isu-soo-baxii ololaha doorashada ee xisbiga ee caasimadda Hargeysa maanta, waxa uu geeriyooday kadib markii uu ka dhacay baabuur isaga iyo dhallinyaro wateen. Waxaannu guddoomiyuhu ku tilmaamay geeri naxdin leh oo taabatay guud ahaan xisbiga iyo taageerayaashiisa waqti ay ku jireen farxad, sidoo kalena qaranku ku waayey wiil dhallinyaro ahaa oo ka mid ahaa xoogga dalkani lahaa,

waxaannu geerida Marxuumkaka tacsiyadaynayaa qoyska uu ka baxay, gaar ahaan Marxuumka aabbihii Maxamed Baaruud.

 

Guddoomiyuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, ehelka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo. Aamiin….Aamiin….Aamiin.

 

Xafiiska warbaahinta xisbiga KULMIYE

 

COMMENTS
- Haldoornews
- arabsiyo
- Sayruuq
- SL tomorrow
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- DJIBOUTI NEWS
- Farshaxan
- Farriinnews
- Gabileymedia
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gabileynews
- GABILEYNEWS
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- MURTIMAAL.COM
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SAAXILTODAY
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- saylanews/a>
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Gabileynewsonline
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews