Pro.Samatar oo Reer Gabiley Usharaxay Waxqabadkii kulmiye intii uu Xilka hayay, Kuna Dheeraaday Xisbnimada iyo Qaranimadu inay ka Wayn yihiin Shaqsiyaadka.

Gabiley (Haldoornews)- Pro. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Masuuliyiinta ugu Cadcad Xisbul Xaakimka Kulmiye oo Maalintii koowaad ee Ololaha Xisbiga Kulmiye kala qayb galay ayaa ku Nuuxnuuxsaday Waxqabadka Muuqda ee Xisbiga kulmiye ka Fuliyey Somaliland 7-dii Sanno ee ay Xilka hayeen, Hoos ka Daawo Hadaladii Pro.Axmed oo Dhamaystiran.