Daawo Hambalyadii Meherka: Dahir Abdillahi Osman & Hodan Omar Jama oo Meherkoodu ka Dhacay Frankfurt Germany.

22050693_1893286334271607_788534580_o 22243646_1896307127302861_1753666174_oC/rashiid Cambe
Colaad Axmed cali
Sakariye Cali Xaashi
Mubaarik Teddy
Naasir Maxamed
Dhamaantood Waxay Hambalyo Kal iyo Laab ah udirayaan meherka: Dahir Abdillahi Osman & Hodan Omar Jama oo Meherkoodu ka Dhacay Frankfurt Germany. Waxaanu leenahay Noqda labadii Isku Waara Ubad Khayr qabana Kala Hela. Aamiin