Ogaysiis: Pro. Axmed Ismaaciil Samatar oo Ardayda Jaamacadaha U Sharaxi Doona Barnaamujka Xisbiga Kulmiye

Xisbiga KULMIYE waxa uu ku martiqaadayaa ardayda Jaamacadaha Somaliland, gaar ahaan kuwa Hargeysa inay ka soo qaybgalaan kulan Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ugu soo bandhigayo barmaamij-siyaasadeedka cusub ee xisbiga KULMIYE ku galayo doorashada Madaxtooyada ee u qorshaysan 13-ka bisha November 2017.
Kulanku waxa uu ka dhacayaa hoolka GREEN PLAZA ee caasimadda Hargeysa habeenka Jimcaha ee Sabtidu soo galayso 7:00 fiidnimo ee Saacadda Geeska Afrika.

Ka soo qaybgal wanaagsan.
22281744_479089432454781_6470215349185596253_n