Ogaysiis: Munaasabad Soo Dhawayn ah oo Stockholm Loogu Samaynayo Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo ay Marti galinayaan ururka Horumarinta Gabiley.

suldaankaUrurka Horumarinta Gobolka Gabiley ee Fadhigiisu yahay Magaalada Stockholm ee Dalka Sweden Waxa uu Dadwaynaha Kasoo jeeda Gobolka Cagaaran ee Gabiley Ogaysiinayaa inay kasoo Qayb galaan Casuumad Casho Sharaf ah oo Loo Samaynayo Suldaanka Guud ee Gobolka Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan oo Booqasho ku Jooga Magaalada Stockholm.
Kullankan oo Muhiim u ah Dadwaynaha Reer Gabiley ee Ku dhaqan Dalka Sweden waxaa Suldaanka Kullankiisu ka Dhici Doonaa Akalla Cenrum, Jubba Restaurant , Stockholm taariikhdu marka ay tahay 06-10-2017, Wixii Faahfaahina Kala Xidhiidh Telefoonka Hoos Ku Xusan.

22215193_1922804404412846_93930892_n