Tacsi Tiiraanyo leh oo Ku Socota Qoyska uu ka Baxay Marxuum Barre Muxumed Xandule oo ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga

tacsi

Khadra Maxamuud Samatar
C/qaadir Maxamuud Samatar
Iyo Dhamaan Ilma Maxamuud Samatar Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Qoyska uu ka Baxay Marxuum Barre Muxumed Xandule oo ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga, Waxaanu illaahay uga baryeynaa innuu Naxariistii Janno iIlaahay ka Waraabiyo, Dhamaan Eheladdii iyo qaraabadii uu ka baxay Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.